Xaaladaha caadiga ah

Halbeega BMI ee caafimad ahan wanagsan waa: 18.5 kg/m2 – 25 kg/m2

Waa maxay BMI? Yaa isticmaali kara BMI?

Body Mass Index waa hab loo cabiro baruurta jidhka iyada oo la isticmaalayo Dhererka iyo Culayska qofka. Waxa isticmali kara xisaabinta baruurta jidhka rag, dumarka iyo caruurta ka waawayn 2 sano. Kuguma haboona xisaabinta baruurta jidhku (BMI) Hadii aad leedahay cilad-cunista cunada ah ama xanuunka ku dhaca habka aad wax ucunayso (eating disorder) ama ay kuu socdaan iska daawaynta cilada-cunista cunadu(eating disorder medicine).

Shaxanka BMI ee dadka waawayn

WHO-ururka caafimadka aduunku waxa uu kutaliyay miisaanka jidhka ee ku salaysan qimaha BMI waxa loo isticmaali karaa Rag iyo dumar, leeg da'ada 20 jir ama kawayn

Kala SoocidaQiyaasta BMI kg/m2
Miisaan Yarida daran(aad cato u ah)
Severe Underweight
< 16
Miisaan yar oo dhexdhexaad ah
Moderate Underweight
16 - 17
Fudud
Mild
17 - 18.5
Caadi ah
Normal
18.5 - 25
Miisaan badan
Overweight
25 - 30
Cayilka darajada I
Obese Class I
30 - 35
Cayilka darajada II
Obese Class II
35 - 40
Cayilka darajada III
Obese Class III
> 40

Shaxda BMI ee caruurta iyo dhalinyarada udha xeeya 2-20

kadib marka BMI lagu xisaabiyo caruurta iyo dhalinyarada waxa lagu qiyaasaa Boqolay

Heerka MiisaankaXadiga Boqollayda
Caato(Dhuuban)
Underweight
< 15%
Miisaan Caafimaadka Qaba
Healthy weight
5% - 85%
Miisaanka Xad Dhaaf Ah
At risk of overweight
85% - 95%
Cayil
Overweight
> 95%

BMI CALCULATOR

Haddii aad qabtid ama aad u maleyso inaad leedahay cillad cunto cunid (xanuunka ku dhaca habka aad wax ucunayso) (eating disorder), waxaanu kugula talineynaa in aadan codsan Xisaabiyaha BMI oo aad talo dheeraad ah ka hesho Dhakhtarkaaga.



0